Tababar Ku Saabsan Nidaamka Cusub Ee Gagaha Dabagalka Maaliyadeed( Financial Audit manual)

Home / News / Tababar Ku Saabsan Nidaamka Cusub Ee Gagaha Dabagalka Maaliyadeed( Financial Audit manual)

Tababar Ku Saabsan Nidaamka Cusub Ee Gagaha Dabagalka Maaliyadeed( Financial Audit manual)

Tababar Ku Saabsan Nidaamka Cusub Ee Gagaha Dabagalka Maaliyadeed( Financial Audit manual)
Waxaa maanta oo aay tarikhdu tahay 25ka Tahsas, 2015 TI, hotelka jig-jiga international ka bilawday tababar uu soo agaasimay Xafiiska hanti-dhawrka guud ee DDS, tababarkaas oo ku saabsan nidaamka cusub ee hagaha dabagalka maaliyadeed( Financial Audit manual) loona qabtay dhamaan shaqaalaha xafiiska hanti-dhawrka guud.
Maadaama jahooyinka la qaatay dal ahaan iyo deegaan ahaan ay tahay in la xoojiyo ha,ayadaha la xisaabtanka( Pro-accountability institutions) ayaa waxaa muhiim noqotay in tababaro loo qabto shaqaalaha hanti-dhawrka guud si ay isbadalka (Reform)ula jaan qaadaan!

Leave a Reply

Your email address will not be published.