WARBIXNITA WAXQABADKA RUBACA 1AAD EE XAFIISKA HANTI-DHAAWRKA GUUD EE DDS.
Xafilska Hanti-Dhawrka guud ee DDS, isaga oo ahmiyada saaraaya ka midha dhalinta qorshaha shago ee 2015 T.I. ayaa wuxuu xafilsku dhagaystay warbixintii rubaca laad ee sanadka.
Xafiisku isaga oo ka duulaaya awoodaha, xilka, waajibaadka lyo shaqooyinka u yaala waxaa xafiiska u gabsoomay shaqooyinkan hoos ku xusan:
dhinaca Hanti-Dhaawrka iyo Xaqiijinta Tayada:
si kor loogu qaado heer daboolka hanti dhawris ee dhinacyada Maaliyada (Financial Audi), Waxqabadka (Performance Audit) iyo Xaqiijinta tayada hanti dhaawr (Quality Control), ayaa ayadoo laga duulayo xerarka hanti-dhaawr ee heer dal iyo mid calamiba xafiksu diyaariyay islamarkaana haawl galiyay sanadkan 2015 T.I, habraacyada iyo hagayaasha hanti-dhawr ee dhinacyada maliyada iyo Waxqabadka 0o loo kala yaqano Regulatory Audit Manual (RAM) iyo Performance Audit Standard Manual (PAS).
Dhinaca kale si kor loogu qaado hufnaanta iyo cadcadaanta maaliyadeed ayaa wuxuu xaflisku daraasaad cilmi baadhiseed ka sameeyay falxisaabeedka taagan (RECIEVABLES), Darasadkaas oo sida qorshaysan lasoo bandhigi doono, kasoo saamaayn taban ku yeeshay nidaamka maaliyada.
Sidoo kale, afilksa waxaa boqolkiiba 38% uga fulay qarshe hawleedkii dhanka heer dabolka hantidhawrka maaliyadeed isagoo baadhis Maaliyayeed (FINANCIAL AUDIT) ku sameeyay xafisyo gaadhaya 75 xafils oo ka kooban dhamaan heerarka kala duwan ee xafiisiyada deeganka, halka uu xafisku hanta-dhawris waxqabad (performance Audit) ku sameeyay 6 xafils oo aay ka midyihiin maashriicaha waayayn ee looyaqano (MEGA PROJECTS) ka, isla markaasna lawadaagay warbixinada baadhitaan lamaha dawlada ee ay khusayso, arintaas oo kor u qaadi doonta nidaamka hufnanta iyo isla-xisaabtanaka ee gorshayaasha iyo maaliyada lamaha dawlada deeganka.
Dhanka badgabka, kaydka iyo xog iswaydarsiga.
Dhanka kale waxaa uu xafiisku dib u habayn balaadhan ku sameeyay qaybta xog haynta iyadoo loo sameeyay sumad iyo tiraacoyo ku salaysan tireyn islamar ahaantaana dhamaan xogihii xafiiska ee 20kii sano ee u dambaysay dib u habayn lagu sameeyay. Nidaamkan ayaa waxaa uu sahlayaa in si fudud loo helo galalka shaqo ee xafiiks Hanti-dhawrka sida warbixinada, iyo daba galada jawaabaha xafiisyada deeganka.
Dhinaca kale, si loo hubiyo badqabka agabka shaqo ee xafiiska loogana gashanto xatooyada waxaa xafiiska lagu rakibay nidamka lasocodka dhaqdhaqaqa macaamisha ee loo yagano CC TV Cameraga.
Leave a Reply