Tababar ku saabsan xeer-nimaadeeka Tirsi 5/2011 oo ah xeer-nidaameed maamulka shaqaalaha ee ka soo baxay golaha xildhibaanada DDS.

Home / News / Tababar ku saabsan xeer-nimaadeeka Tirsi 5/2011 oo ah xeer-nidaameed maamulka shaqaalaha ee ka soo baxay golaha xildhibaanada DDS.

Tababar ku saabsan xeer-nimaadeeka Tirsi 5/2011 oo ah xeer-nidaameed maamulka shaqaalaha ee ka soo baxay golaha xildhibaanada DDS.

Tababar ku saabsan xeer-nimaadeeka Tirsi 5/2011 oo ah xeer-nidaameed maamulka shaqaalaha ee ka soo baxay golaha xildhibaanada  DDS.
Waxaa ka qabsoomay hoolka shirarka ee Xafiiska Hanti Dharwka Guud ee DDS tababar ku saabsan Xeer-nimaadeeka Tirsi 5/2011 oo ah xeer-nidaameedka golaha xildhibaanada ee ku soo baxay maamulka shaqaalaha xiiska Hanti-dhawrka Guud ee DDS oo ay waaxda horumarinta cududa shaqaalaha ee xafiisku u soo diyaariyeeen shaqaalaha ka looyaqaano Supportive Staffs-ka ee ka hawlgala xafiiska Hanti-Dhawrka Guud ee DDS.
Tababarkan oo socday mudo laba maalmood ah ayaa waxaa furay wasiir ku xigeenka xafiiska Mudane Cabdilaahi Cabdi Buraale isaga oo xusay muhiimada tababarkani u leeyahay shaqaalaha dhinaca kalena wuxuu wasiirku qeexay wasiir ilaa shaqaale hoosaad inay ku baranayaan xeerkani xuquuqaha uu siinayo iyo awaamiirta uu farayo.
Maanta oo ay taariikhdu tahay 19/07/2015 T.I ayaa waxaa soo xidhay tababarkan Wasiirka Xafiiska Hanti-dhawrka ee DDS Mudane Maxamuud Yuusuf Macalin oo isna geestiisa ku dhiirigaliyay shaqaalaha xafiiska gaar ahaan dhalinyarada inay kobciyaan aqoontooda waqtina galiyaan sidii ay u horumarin lahaayeen xirfadohooda.
Ugu dambayntiina waxaa lagudoonsiiyay shaqaalihii soo xaadiray tababarkan shahaado sharaf.
__________________________
XAFIISKA HANTI DHAWRKA GUUD EE DDS
WAAXDA XIDHIIDHKA DADWAYNAYA

Leave a Reply

Your email address will not be published.