Dib-u habaynta(reforms) lagu wado nidaamka hanti-dhawrka ayaa Xafiiska Hanti-dhawrka Guud ee DDS u qabtay wacyigalin nidaamka Maamulka Maaliyada.

Home / News / Dib-u habaynta(reforms) lagu wado nidaamka hanti-dhawrka ayaa Xafiiska Hanti-dhawrka Guud ee DDS u qabtay wacyigalin nidaamka Maamulka Maaliyada.

Dib-u habaynta(reforms) lagu wado nidaamka hanti-dhawrka ayaa Xafiiska Hanti-dhawrka Guud ee DDS u qabtay wacyigalin nidaamka Maamulka Maaliyada.

Dib-u habaynta(reforms) lagu wado nidaamka hanti-dhawrka ayaa Xafiiska Hanti-dhawrka Guud ee DDS u qabtay wacyigalin nidaamka Maamulka Maaliyada.
Iyada oo laga duulayo dib-u habaynta(reforms) lagu wado nidaamka hanti-dhawrka ayaa xafiiska hanti-dhawrka guud ee DDS u qabtay Wacyigalin 3 gobol oo kala ah sheebele, erer iyo nogob, taas oo la xidhiidha khaladaadka soo noq noqda ee nidaamka Maamulka Maaliyada.
Sadexdaas gobol oo ay ka yimaadeen min sadex xubnood oo kala ah
1. Madaxa-Maaliyada
2. Xisaabiyaha
3. Cashierka
Waxaa si qoto dheer loo falanqayn doona khalaadka ka soo noq noqda meertada Maaliyadeed iyo sidii loo sixi lahaa, kuwaas oo ah
1. Xakamaynta gudaha( Internal Control System)
2. Kharashbixinta
3. Geedi-Socodka iibka iyo
4. Maamulka hantida

Leave a Reply

Your email address will not be published.